على العهد باقون مابقينا!!
Waxaa maanta soo Xidhmay Tababarka Habka Daceadaha’Cadaymaha iyo Xeerka Qoyska oo Loo qabtay Qudaada Maxkamadaha Shareecada Ee Gobolada Erar, Nogob iyo Degmooyinkooda oo lagu hayay Magaalada Fiiq Ee Xarunta Gobolka Erar
Waxaa maanta Magalada Fiiq Ee Xarunta Gobolka Erar ka qabsoomay Tababarka Habka Daceadaha’Cadaymaha iyo Xeerka Qoyska oo Loo qabtay Qudaada Maxkamadaha Shareecada Gobolada Erar, Nogob iyo Degmooyinkood
maalinta xuska midnimada DDS Gudomiyaha Maxkamada Guud Ee Shareecada DDS Sh Ahmed Maxamed Aaden ( SH Ahmed Haadi ) ayaa waxaa uu bulshada lawadaagaya Hambalyada Maalinta Midnimada DDS.
Kulan lagu falanqaynayay geeddi-socodka horumarinta manhajka cilmibaadhista
اللجنة العليا لمواجهة الاعتداءت ضد المرأة والأطفال تناقش قضايا اعتداءات ضد المرأة والأطفال في الإقليم.
asiirka Xafiiska Madaxweynaha DDS ahna kusii simaha Madaxwaynaha Xuseen Xaashi Qaasim oo kormeer ku tagay xafiisyada heer deegaan oo gudanaya shaqooyinkooda maalin laha ah . Ayaa kormeer ku soo maray maxkamada shareecada DDS.
Lorem Ipsum is simply dummy text of the printing and typesetting industry.
Facebook